Tacsi:- Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun

0
57

tacsiJaaliyadaha Digil I Mirifle ee Qurbaha ayaa waxaa ey tacsi u dirayaan Cabdi Adan Hosow iyo dhaman yusufey maqsud xasanow iyo mama kabay maydireya  waxay uga Tacsiyadeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Adan Hoosow oo shaley ku geeryoodey magalada Adis Ababa ee dalka itoobiya .

Waxaan Alle ugu baryaynaa inuu Janadii farsowsa  ka waraabiyo Qabrigiisana u nuuriyo, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Imaan ka siiyo Aamiin Yaaa Rabbi.

Dadka Tacsida Diraya Ayaa Waxay Kala Yihiin:-

Raxma cadow eden

Jofkay cabdulahi shariif axmed

muslumey xaji cabdasalan

jos she xasan gacal amxed

Yasin Abicar

Ilyaas Qalinle

Cabdi Caiis dhaga cadey

Dahamaantood waxaa ey leeyihiin samir iyo imaan alah inaga wada siyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan alah ka siiyo asagana qabrigiisa wasac ilaahey ha uga dhigo janadii fardowsana ilaahey ha geeyo Amiin Amiin.

 

Daafeet.Com