Dhegeyso:-Abaan duulihii hore ee ciidanka xooga oo ku eedeeyey qurba joogta iney ka dameyso xasiloni darada ka taagan magalada muqdisho

0
27

Dhaga-BadanAbaandulihii Hore ee Ciidamada xooga dalka somaliyeed Gen C/kariin yuusuf dhaga badan ayaa isaga oo jooga Dalka Ugaandha sheegey in dhibaatooyinka ka taagan Muqdisho ay ka dambeyaan Ganacsatada iyo Qurba Joogta.

Dhaga badan ayaa xusay in isaga u qabo fikrid ah in dalka amaan xumada haysata ay sabab teeda leeyihiin siyaasiyiinta ganacsatada qurba joogta waxaana uu tilmaamay in wax-walba oo ay awoodaan ay u sameeynayaan sidii hamigooga siyaasadeed ay u hir-galin lahaayeen.

 

dhaga badan
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dhaga badan Mobil
Daafeet.Com