Tacsi:- Inaali laahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
17

tacsiWaxaa maanta magalada Adi Ababa ku geeryoodey Alaha u naxariistee Adan Hoosow oo ahaa aabihii dhaley Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow.

Hadeynu nahay bahda Daafeet Media waxaan leeyahay samir iyo iimaan ilaahey ha naga siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodeyna samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo asagana qabrigiisa ilaahey waasac ha uga dhigo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin