Dhegeyso:- Wareysi dhinacyo badan taabana oo aan la yeelaney musharax Maxamed Adan Ibrahin

1
30

farkeetoWaxaan halkan idinkugu soo gubineynaa wareysi dhinacyo badan taabana oo aan la yeelanay musharax u taagan xilka madaxweynenimada koonfur galbeed somaliya Dr Maxamed Adan Ibrahin oo ku magac dheer farkeeto, wareysiyada ayaa noqon doona kuwa aan wareysan doono dhamaan musharixiinta u tartameysa xilka madaxweynenimda koonfur galbeed soomaliya mudan maxamed adan wuxuu noqdey musharixii ugu horeeyey oo aan wareysaney.

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.