Dhegeyso: Gudoomiyaha degmada janaale oo maanta ka bad baadiley weerar la rabey in lagu dilo

1
70

number 50Gudoomiyaha degmada janaale Maxamed Idiris Cabdi Keeroow oo la hadley warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay maanta kooxo hubeysan ay soo weerareen gurigiiisa laakiin ciidamadii ilaalada u ahaa iskacaabiyeen.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in seddex ruux oo iskugu jiray ciidankiisii iyo kooxihii hubeysnaa ay ku dhaawacmeen iska horimaadka waxaana xaaladu ay noqotay mid saacado kadib caadi kusoo laabatay.

 

gudomiyaha degmada janaale

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

gudomiyaha degmada janaale Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.