Dhegeyso:- Ciidamada Amisom oo maanta isku deyey in ey is hor taagaan shirka ka socda xarunta ADC-da iyo shacabka oo ka dhiidhiyey

2
22

amisomCiidamada AMISOM ayaa maanta isku dayay inay diidaan in gudahaloo galo xaruunta ADC ,taasoo markii danbana dhalisay in dadweynuhu ay isku dayaan inay xoog ku galaan oo ay jiiraan Ciidamada AMISOM.

Taasoo markii dambe ku kaliftey in ciidama Amsiom ey ciidamadooda kala baxaan agagaarka goobta uu shirka ka socdo ee xarunta ADC-da ayadoo isla markiiba lagu bedeley ciidamada deegaanka oo tiradoodu gaareyso 300 oo askari.

ciidamada Amisom ayaa la sheegay inay amar ka haysteen Madaxweynaha dowlada Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud kaasoo ku aadan inay hor istaagaan rabitaanka Shacabweynaha Koonfur Galbeed

 

 

 

Bananbax baydhabo a (2) 

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Bananbax baydhabo a mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay sida ay shacabka gobolka baay ay iska difaaceyn waxii aan horay u sheegay oo ahayeed in la rabo in xoog lagu kala diri odayaasha geesiyaasha ah ee sameysanaayo maamulka kunfurgalbeed ee somalia 6 da gobol marka hanbalyo ayaa leeyahay halganka halkiina ka sii wada waadna guuleysan doontaan iinshaa allaah dhul aan dhiig loo daadin laguma dheefsado xaqiina aad leedihiin yaanan lag tagin kuwa caado qaatayaasha ka feejignaada dhagarta muqdisho laga soo abaabulooyo guul ayuu ku dhamaan doonaa dabadhilifyadana waa ay ka shalaydoonaan

  2. waxaan fariin nudirayaa dhaan cida isku deyda in shirkasi ay soo carqal galiso in cawaaqib xumo la kulmeyaa

Comments are closed.