Dhegayso…Madaxweyne Xasan oo si ciyaal suuqnimo ku jirto ula hadlay Dhaqanka Digil iyo Mirifle.

16
92

gtryMadaxweyne Xasan Shiikh ayaa waxa uu maanta markii ugu horeysay ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirka Dhamaystirka iyo Turxaan bioxinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed oo haatan ka socdo magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay.

Madaxweynaha oo maanta war siiyay mid ka mid ah Idaacadaha maxaliga ah ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in reer Baydhabo ay la gudboontahay inay dhistaan maamul ka kooban Sedex gobol isla markaana ay iska ilaawaan sedexda kale maadaama horayna loo dhisay misna ay Dowladu aqoonsatay.
Hadalka Madaxweynaha ayaa waxa uu imaanayaa xili Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo horay qandaraas ugu qaatay ka soo dhaadhicinta reer Baydhabo inay dhistaan sedex gobol uu fashil kula soo laabtay magaalada Muqdisho.

Halkan ka dhegayso hadaladii Shariif Xasan uu ka yiri Baydhabo iyo Waxa uu Madaxweynaha maanta Sheegay. Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

 

16 COMMENTS

  1. War madaxweynihii dhihi jirey xaq baan rabaa maxaa ku dhacay? Dagaalooge oo dhul boobey intuu dal shisheye kula kulmey miyuu u xalaaleyn karaa dad iyo deggaan dadkiisa raali ka ahayn. Waan arkeynaa in maamulkan gaaro sannadka soo socda:!!!

  2. banaan baxbalaaran hala sameeyo teeda kale culusow iyo shariif sakiin dhulkii digil iyo mirifle ayey MAJEERTEEN IYO OGAADEEN KA GADEEN.YAAN LA KALA DHANTAALIN oo aduunka UNKA HALA WARGELIYO.

  3. Madaxweynaha ha ogada haduu rabo kuwi horey uu jirey in la tagero South West State of Somaliya waxa la asasey 1 April 2002 Heshiska Ahmed Madobe oo Kismayona 2012 QUDBADA MADAXWEYNAHA waxa ku jirto wixi horey uu jirey yaan la burburinin Thanks anaga horey aan uu jirney 11 Yrs ago .

    The territory *** officially known as the Southwestern State of Somalia (SWS) (Somali: Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya), and intended to consist of six Somali administrative regions (gobolka): Bay, Bakool, Middle Juba (Jubada Dhexe), Lower Shabelle (Shabeelada Hoose), Gedo and Lower Juba (Jubada Hoose) regions.Southwestern Somalia (Somali: Koonfur-Galbeed Soomaaliya) *** an autonomous self-proclaimed state in Somalia founded by Hasan Muhammad Nur Shatigadud, leader of the Rahanweyn Resistance Army (RRA) on 1 April 2002.[1][2]

  4. Madaxweynaha waa inuu ahada madaxweyne Somali oo dhan Tariqdeda yaqana wana inuu iska Ilaalsha sad bursi kuwa radinayo xor socdo. Axmed Madobe Kilka Shanad ayuu ku hdashetey laba gacna wax kuma cunayo shakadasi waa dhamatey Kilka shanad ha ku noqdo dhulkasi dadki lahaa alleh ka sokow .Jabhadeyn shakaedana waa dhamatey. Raskiambone or not Kilka Shanad ayeeey qeyb ku leyihiin.

  5. The cost of freedom is always high, but Americans have always paid it. And one path we shall never choose, and that is the path of surrender, or submission.
    John F. Kennedy

    South West qowmiyadaha ku noolna waa sidasi

  6. asc waxaan leyahay dhamaan dadka reer migil iyo mirifle Duc Ka yeer Hadalkiisa Yey dheg jiliq u siinin War kan MAdax weyne Wow iska yahay moye Waxow GAla MAlaha Waa lagu Shubte
    DAmer HAdow Wado Kitab Quran IYo HAdow Wado Qashin Waa kuu Dhuusa KAn Waxow ogyahay Ayaan Jirin Ee Mamulkiina Ka mira Dhaliya Ka dib Ayey Oganayan Caalamka inad tihiin Dad Dhulna Leh Dadna Ah Inad Tihiin

  7. The freedom of South West State of Somalia is not negotiable. “We cannot
    negotiate with those who say, ‘What’s mine is mine and what’s yours is negotiable.’

  8. maxaa su geysiin d/miriflow dowladii aad leheedeen waxaan ka su geynaa kii u weynaa ayaa saan u hadley war fadhiga ka kaca oo mudaaharaad ha lasameeyo ee aduun weynaha ha lagu dac weeyo.

  9. safarow dhilaa kudhashi ma xoyadaa iskale sadaxdak ale waankaa sugeyni xoolyaw xolaha dhali yaaba warkaaga raba guriga aad leedaxay mamulkis qof lama weydiyo waan idinla jihaadeynaa insha allah

  10. war kan waa dameer yeerey oo kale ,,rer k/galbeed waxaan idin sheegayaa meshan dowlad ma jirto,dadkeenana maalin walba ayaa lagu dilaa.muqdisho,sh-hoose,kismaayo intaba ,marka waa inaan dhameystirnaa mamulka k/galbeed ee ka socda baydhabo…guuleysta ban idin leeyahay..

  11. Madaxwaynaha maanta MARADA AYAA KA DHACDAY, lama dhihi karo Madaxwayne SOMALI.

    Ahmed Midoowe, markuu dhulka ku jiiday waa aqoonsaday miyaa. Waa yaa ninkaan.

    Madaxwaynaha, waxay aheed in uu raaco oo taagyeero RABITAANKA SHACABKA KOOFUR GALBEED SOMALIA.

    Madaxwaynaha in uu yeeriyo waxa is raacaya LABO IYO SEDDAX IYO AFAR asaga XAQ UMA LAHA. Wuu ku fashilmay shaqadii SHARIF SAKIIN U DIRSADEY.

    Madaxwaynaha wuxuu noqday nin boob iyo dani qabiil ka shaqaynaya. Wuxuu ka badan laiyahay wasiir u raadinta Qaraabadiisa sida: ABDIRAZAK IYO CABDIKARIN. Dowlad ma jirto beenta iska daaya.

    Ayaaha Shacabka Koofur Galbeed ee SOMALIA,
    ayaga ayeey ku xirantahay, wana gaari doonan wax kasta haku qaadato.

    Shikaan waa in uu guuleeystaa.

  12. Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed(South Westrern Somalia) waxa la aasaasey, Sannadkii, 2012, bishiisii April.

    Kii Arlaadi na waaboo ka sii horeeyey waxaas oo dhan. Markaas sidii Maamulka wiilka ka soo baqooley Killin-5; sida xaaraanta ah loo aqoonsadaa.

    Kan Jubba lagu magacaabey ma haysto taageerada shacabka 6da Gobol een soo sheegnay.

    Madax weynuhu wuxu iska yiri hadal aan lage fiiran.

  13. SCW wad salamantihiin aqyarta sharafleh madaxweynaha somaliya mala weydiyay in madax wenaha ama gudoomiyaha booblan mesha uu iskuahabay iney ilaalo ka ahayen ciidankii uu xeryaha qaxootiga kenya uu kasoo watay ay ilalo ka ahayen maya haduuse sadax gobal mas uul u aqonsaday gado iyo jubada dhexe matigi kara waa maya madax weyna u shega in kenya ay tahay jubada dhexe itopayana gedo wax ba ka qaldan haduu moryanta shabelaha hoose uu ku mash quuliyay abgalna bbesha jater wen ayu yiri xasuuqa kas madax weyna maha ee belaha daga 6 gobol hare ha socdan belaha moryantana casharada loo dhogayo meshedoda halooga hayo by

  14. wallaahi waqtiyaad iskadhumineysiin ma ogiyee wax aad sookordhineysan majirto waxaad wadiin d/milif masocokarnee aan orodno hadii madaxweyna lacaacayo oo 6gobol lagudhisi karo aan arakno waxaan ujeedaa iney idinwaaleen websaayidyada itoobia ushaqeeya sida daafeed iyo baydhabo news iyo ishabaydhabo waqtiga yeey idinkadhuminin kuwaas

  15. madaxweynaha waxaa waaye bee ayaal suuq shaati gashtay ma dad dhulkooda miyaa dadkale siyay yaan lagu mashquulin halkee aay ku socon kartaa wasaq ayaa tahay oo toog ah

  16. salam asxaabta mida hore waxan walalahay d&m aan la jeclahay una rajeyna in u hamigooda alle u rumeeyo somaliya oo nabada oo dowladeeda ay dhulkoo idil ay cadàlad ku xukuntana u na tuso teeda kale waxan jeclahay walalayal in ad hadalka madaxweynaha si fican u dhagaysatan mahan in dhulka juboyinka raskanbooni aya lo sixixay uu leeyahay madaxweynaha ee mamul walba oo hada la dhisayo iyo midka dhisanba mahan mamulo dhamestiran oo dadka deganka aya codbixin looqaado ku dorandoona gobolada ay dagan mamulka u samaysmaya sida u noqonayo iyo gobolka ay ku darsanayan marka yuusan idin qadin cadifad ee mamuladina dhista dadkiinana wacyi galin u samaysta oo malinta ay timaad cod in la qaado adinkoo u diyaar garoobay codkiina inta gobol ee aad jeceshihiin ugu samesta mamul intaa waa iga waano wabilahi towfiiq

Comments are closed.