Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay”Ciidamada Itoobiya uma imaan Dalxiis”

9
42

ggWaraka caawa ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxay ku waramayaan in gabal dhacii maanta magaalada Baydhabo ay soo galeen ciidamo kuwa milatariga dowlada Ethiopia ka socda kuna howlgalaya magaca ciidamada nabad ilaalina reer Afrika ee AMISOM.

Ciidamadan oo la sheegay inay kasoo dhaqaaqeen degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa kolkay soo gaareen magaalada Baydhabo waxay fariisamo ka sameysteen dhamaan duleedyada magaalada Baydhabo sida Garoonka diyaaradaha, Warshadii hore ee Xasey, Ali Axmaar, Bukriyey iyo meelo kale oo magaalada kamid ah.
Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay wararkaas.
Halkan ka dhegayso hadalka GudoomiyahaUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

9 COMMENTS

  1. itoobia danteeda ma aha dan somali iyo nabad kunoolasho qofka jaahilka ah ayaa sidaasi umaleeyaa itoobia danteedi waa inay qascusub iyo xiisado dagaal ay awuurtaa taasna waxaa daliil ah kugufilan 3gobol oo marhore lasey oo iyadu dhexdhexad ka eheed hadana idin leedahay 6gobol dhista aaway caqligii d/milif dagaaldii sokeeye ee 22ka sano socday makuwaani qaada nina miyaa ama waxaad rabtiin inta yar ee dhalin yarada kabad baaday dagaalada sokeeye in aad xawaasha geysiin oo itoobiya udaneysiin ma ogidiin miyaa in dahgaal sokeeye qof waxkuqaadayo inuusanjiri hadii laidinyiri 3diini gobol dhista dowladana wey idintaageerey maxaa loodiiday kuwa shirka kaqeybgelayo ee gedo kayimid wey okyihiin in uusoconeynin maamul kakooban6gobol laakin tantoodi waa in ay dagaal idin geliyan berina idinka baxaan hadaba waxaan idin leeyahay anigoo ah beelaha kasoojeeda marka waxaan kutalin lahaa in lagu ekaado 3gobol 3da kale xaqiinana aad udoodan dagaal hada loo gurbaantumo cid dan ugujirto majirto itoobia iyo kenya wexey rabaan iney kalataageeran lamada maamul axmed madoowe iyo kan baydhabo kasocda iyaga makudhamanayan ee idinkaa kudhamaanayo qofka ladhoho malaaq shiino oo burhan dagal saaran waxan leeyahay caqligaaga hashaqeeyo qaatimadaada haku dhameysan dhiig muslim ladaadiyo adiga iyo kuwa fikirka qaldan haysta sida aadan madoowe oo ah qawiir fagaal ooge

  2. hoosoow waxa uu ka mid yahay kuwa ay u yimaadeen ciidanka eithopia waayo wuxuu ahaa ninka looga qaaday geeseey meesha geeseey oo ka mdi ahaa maamulkii eithopia soo tababartay iyo weli hoosoow oo afka ku dhafanw aayey shariif xasan in qas ku wado deegaanada digil iyo mirifle oo la ordaayo fikradii faarax saakin oo gacanta loo geliyey ogaadeen dhulkii dgil iyo mirifle marwalbana dadka qaar is qariya yiraahdaan sakiinw aa nin muwaadhin ah fikiradiisa waa dhiiban karaa sakiin fikirada oo la wareego waa tii sedexda gobla ay soo saxiixeen faarxa sakiin iyo tuugaan ogaadeen nin saas u hadla ma ha in lagu sheego muwaadhin markiisan hore wuxuu ahaa kooxdii maxkamda ee baydhabo ku soo duulay ayuu taageri jiray dgalaadii idaale iyo buur hakaba ka dhaceen

  3. baarlamaanka digil iyo mirifle sow kumalaha 61 hadii shariif sakiin laga reebo dir na saasoo kale ma ku lahoo62 mariixaana intiisa sheegaal inteda jareerweyne intiisa isku soo wada duubee inta jecel iney koonfurgalbeed gacan cadow iyo gacan hawiye iyo gacan majeerteen iyoogadeen ka baxdo oo dhan baarlamaankahaka baxeen ayaan dhihi lahaaarintana sida aduun weynaha u ogaado kadib waxa soo baxaayaanleenahay. markaas .taas waa igatalo aan u jeedinayo reer arlaadi iyo dhamaan walaalaha jecel in koonfurgalbeed mooryaanta dhulboobka ah loogu hor tago.

  4. war yaa markow sadax marka aad leedaxay kuwa kale yaa lodhaafa ma agliga ssa ushaqeya ordoo nagatak dhila kudhashey yaa kubarey warbaaxinta konfur galbeed dabadhilifkii kudhsli was

  5. tankale waxaan dhihi lahaa safarow shari xasan iyo faarax sakiin kaaleyow xalaidin waso sadaxdiin konfurgalbebms ayaga is xor istaagikara mida kale qofka isku sheegi baidoane waxaan dhixilahaa mujaahid shiino waxba xaka shegin ninkaas waa nin muwaadin ah oo mujaahid xaku dambaawin adigoo raali xadey wax uqaban korto wax uqabo xadii kale ka aamus waxba haka sheegin in adeer

  6. eithopia goboladaan digil iyo mirifle abaal lixaad lehayaa looga hayaa kaalmo hiil iyoh ooy ay u fidisay marka ay ku soo duuleen somalida qaar ninka somalinimo sheeganaaya hadan boobkaiyo dhaca ku haya somaldia kale warkiisa qiima ma lah waa tuug raba ame u jeedo dano gaar (tan kale dowlada waxay dowlad u tahay somali oo idil ma aha dhulka iyo digil mirifle oo keliye wxaa muqadas ah mar na aynan yeeleeynin in gobolka shabeelda hoose iyo gobolkii ladhihi jiray alto jubba in maamul iyo dad kale ay ka taliyaan oo gacanta loo geliyo alto jubba ka ma duwana gobolada sida bari .woqooyi galbeed .hiiraan iyo kuwii kale oo mar hore iyo mar dambe maamulkooda is kala dadkii lagu yaqaanay hadaba dowlada waa in caqli ku shaqeeyso ee ay keento wax somalida oo idil u cuntama oo sharci ah mid qabiil ame mid kale

  7. Anigoo jooga magaalada galkacyo gaar ahaan kuunfurta waxaan soo dhaweyniyaa maamulka 6 gobol in la dhiso waayo waa danta digil iyo mirifle dadnimada iyo jiritaanka digil iyo mirifle waxaan kaloo liiyahay dawlada xamar ma waxay dowlada u tahay digil iyo mirifle mar walba waxay sheegtaa digil mirifle wax ka sheegiida misi waxay ko shageeysaa dhol boobkii hore waxaan u sheegiyaa in aan soo jiidno oo aan yeelayn in aan dholkiina taako kamid ah aan siin doonin xawiye ama daarood xasan ogow waa lago weydiin doonaa masooliyada aad ku taameyso taa soo ku shibaateynayso digil iyo mirifle

  8. Mujaahid koonfur Galbeed Iyo Kan sheeganaayo Baydhabo Shiine Malaaq Ma aha Waa WalaaqHada ka hor sidaan ookale ayuu Uga hadlay Cidaacadaha Soomaaliya ka Howlgala hortood isagoo muqdisho ku sugan oo dhex taagan Xildhibaano iyo wass. waxgarad D/M oo gaaraaya 200qof waxuuna goaanka kama dambeystaas lagu gaaray in aan ( Garoowe La’aadin ) saacad ka bacdina wuxuu joogay oo uu cidaacadaha ugu yeeray guriga Shariif xassan wuxuu yiri waxaan cadeynayaa in Shirka magaalada Garoowqe La aadaayo marka Walaaq Shiine iska Hilmaama
    Aflagaadadana joojiya Kii waxtar leh Warkaaga Yuusan Weynaanin Gacan ku Gaban doontaa Ma ogidee / Mana Cilmi Baa istaahisha in Ra’yigeeda lagu amaano waayo(Sunada Reer Ciraaq Pr.Maaliki Baarlamaanka ayey Uga Baxeen ) CAQLIGA HA SHAQEEYO>

  9. digil iyo mirifle haddan nahay wee idinka maqan tahay itobiya hawar gidir ayada ka xureesay beydhabo digil iyo miriflana ubadan hub iyo hiil lagama weenin itobiya wali besheedi garre ayaa ubadan saas u ogaada gobolka shabeelaha yaa garab nagu siyay xiliga claahi yuusuf waa itobiya saas u ogaada walaalahey digil iyo mirifle

Comments are closed.