War Deg Deg Ah:- Abwaan Sahal Macalin Ciise oo kol dhow ku Geeryoodey Dalka Ingiriiska Magalada London

7
70

Sahal M CiiseInaalilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun waxaa kol dhaweyd dalka ingiriiska magalada london ku geeryoodey Abwaan Sahal macalin Ciise oo beryihii dambe ku xanuunsanaa dalka ingiiriska, Hadeynu nahay bahda Daafeet media waxaanu leenahay eheladiisa iyo intuu ka tegey samir iyo iimaan ilaahey haka siiyo Qabrigiisana ilaahey waasac ha uga dhigo janadii fardowsa ilaahey ha geeyo Amiin Amiin.

 

 

Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun samir iyo iimaan alaha naga wada siiyo marxuum kana janadii fardowsa alaha geeyo aamiin aamiin.

  2. inaa lillaah wa’inaa ileyhi raajicuun alla yaa raxma marxuum sahal maclin ciise alle waxaan kaaga baryeynaa janadii fardowsa,dad yowga rer koonfur galbeed aad ayey kuu tabi doonaan,dhamaana alle waxay kaaga baryayaan naxariis aamiin aamiin aamiin.

  3. Inaa lilaah wa’inaa ileyhi raajicuun, waxa kaliya oo aan awoodno ayaaba iska kooban, raxariistii jano ilaahay haka waraabiyo.
    inta uu ka baxayna samir iyo iimaan.
    This is long way to real home.
    God bless him…
    Abwaan sahal heesihiisaha waxay shabahaan fanaanka ween ee reer sudan maxamed wardi iyo Um kaltuum oo reer masar aheed, erayadiisa iyo heesihiisa cidkasta oo ku nool koonfur galbeed iyo xamar xusuus dheer ayay ku reebeen waana taariikh dhaxal gal ah, oo muujinaysa jiritaanka umadnimo ee Koonfur galbeed somalia.
    All in all…
    The great man left history that rings in minds of somalis.. God bless him

  4. ASC. Dhamaan jaaliyada Sooomaaliyeed gaar ahaan Qoomiyada D & M. Inaa Lilaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun. Ala ha unaxariisto Kitaabkiisa midigta Ala ha ka siiyo, qabrigana ha u iftiimiyo qof aad iyo aad qadiyadeena ay ugu weyntahay ayaa naga tegay.Ilaahow Amiin Amiin Amiin.

  5. waxaan ura jeynayaa janadii fardowsa inuu ilahay ka wara biyo anagana samir iyo imaan inuu ilahey naga siiyo amiin amiin

  6. geerida Abwaan sahal macallin way xanuun badan tahay Waxay ka digan tahay library weyn oo ku yaala magaalada Baidoa oo dab qabsaday, Ilaahay jannadii fardowsa haka waraabiyo ehelkiisana iyo dhammaan reer Arlaadii samir iyo imaan haka siiyo. Aamiin, Aamiin.

Comments are closed.