Dhegeyso:- Gudoomiyaha Deegaanka Number 50 oo jawaab kulul u direy Wasiirka Gashandhiga Faqi

2
35

isbaroC/laahi Cali Axmed Waafoow, Guddoomiyaha deegaanka Lambar 50 oo ka mid ah rag wasiirka Gaashaandhiga uu ku eedeeyay inay isbaarooyinka gobolka Sh/hoose u yaalaan ayaa waxa uu beeniyay eedeynta loo jeediyay.

Waafoow ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Madaxda dowladda ay iska indha tirto xaqiiqada jirta wuxuuna intaas ku darey in gobolka shabeelha hoose ey taalo in ka badn 20 Isbaaro, iyadoo la wada garanaayo cida ey u taalo isbaarooyinkaas.+

Numbar 50

Daafeet

2 COMMENTS

  1. runta u sheega saas ayaan idinka rabaa war gacmaha is qabsada idinkoo reer shabeelada hoose ah waxaan dowlad ma ,ahan ee waa boobka ayay dhina ka tageerayaan iska dhiciyaya idinkoo kaashanaaya madaxa gobolka c/qaadir siidi is taageera dadkiina gobolka kasoo jeeda

  2. Marka hore waxan halkan salaan ugudirayna dhaman musliminta gaar ahaan dadka kaso jeeda deeganka gobolka sh: Hose, anigoo kuhadlaya magaca jaliyada Beshe sheikhal Gendershe aa kunol waqyiga America waxaan amaan balaaran usoo jedineynaa oday dhaqadedyada gobolka sh Hose’ hadii aan ugudbo waxa kadhacaya gobolka Sh: hose waa mid’aan loo dolqadan karin in lagusoo duulo deegan si bareer ahna loo iclaamiyo dagaal arinkaasi waa midnalinaya in dib loogu laabto dagaal sokeye taaso la’ogyahay in guul lagugaarin 22 sano oo laso waday, beesha sh: Gendershe waxay baaq culus udireysaa in ay kawaantowan dadka kawada dhulboobka gobolka sh: hose, gabo gabadii waxan diyaar unahay in aan difaacno Dintena, Dadkena iyo Degaankena. Wabilah Towfiq.

Comments are closed.