Amiin Caamir oo beryahan diirada saarey Gobolka Shabeelaha hoose

2
48

Amin_AmirGoboka shabeelaha hoose ayaa beryahan waxaa ka taagneyd dagaalo ay isku hayaan ciidamo madani ah oo u dhashey deegaanka iyo kuwo xiran dareeska ciidaka dowlada islamarkaana ku shaqeeya magic qabiileed.

Wasiirka arimaha gudaha ayaa booqasho dhawaan uu ku tegey gobolka waxaa uu dhex dhexaadin ka wadey kooxaha isku heysta gobolka isagoo markii dambana sheegey in uu bedeli doono qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidamada ee ka howl gala gobolka shabelaha hoose.

Sawir gacmeed ku saabsan arintaas ayaa waxaa sameeyey farshaxanka weyn e amiin arts oo sida eynu wada garaneyno mar walba ka shaqeeya waxa dhabta ah ee yaala dalka gudihiisa.

sh hoose

 

 

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. tani waxay i soo xasusisay dhacdo 2001 ka dhacday wanleweyn markii dagaal dhexmaray dadka deegaanka iyo mooryanta dhulboobayasha
    gabyaa mooryaanta isku heebyihiin ayaa yiri:
    caleemaha ceyr laaysoo: calankan cuskanoo
    ciidan baa u dirnay
    horey ayaa loo yiri taarikhda dib bay isu soo celisaa.

  2. haa waa kuqabso oo kuqadi meyside…!kkk, ha iloobin Madaxweyne waa anaga, Wasiirka Gudaha & Amnigana waa anaga, Ra’iisal Wasaarahana waa inan layaal oo anaga lee ah, Fiqina heshiis ayuu meesha kujoogaa, Jawaarina Biyo Gaduudka ha idiin Cabo inta soo harteyna waa “mushaarkod lacayaar” = “calooshood lacayaar”!kkk, Gun jabtey iga dheh, Dad hogaan la’aan ah iga dheh, Doqon aan waxba isku quurin iga dheh, Dad doqonoobey iga dheh!
    F.G: Xasuusnaada Adoonka waxuu xor noqdaa maalintii uu ogaado inuu Adoonyahay! Before aadan xor noqonina ogaada inaa adoon tihiin!

Comments are closed.