Monthly Archives: February, 2013

Browse our exclusive articles!

Maamulka Alshabab ee ku sugan Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan oo xabsiga dhigey Macalimiin Dugsi

Kooxda al-Shabaab ayaa shalay xabsiga u taxaabtay macallimiintii dugsiyada Qur’aanka ee deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Macallimiinta oo tiradooda lagu sheegay 12 ayaa la xiray...

Wafdi uu hor kacayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo u kicitamey Magaalada Kismaanyo

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka xukuumadda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa saakay u ambabaxaay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Aqoonyahan Maxamed Adan iyo Gudomiyaha ururka haweenka ee konfurta somaliya Xaawa Sokor cali

Daawadayaal sida aad inooga barateen in aan isbuuc walba idiin soo gudbino barnaamijkeenii dadow doodnoy ayaa isbuucan waxaa marti inoogu ah Aqoonyahan Maxamed Adan...

Wararka maanta iyo Wadajirradio Atlanta

 Halkan ka dhegayso wararkii dalka kuwii ugu danbeeyay ee maanta wadajirradio Feb 24 2013 warka

Isbedel muuqda oo ka hirgalay magaalada Beledweyn

Magaalada Beledweyn ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taaba galay isbedel la taaban karo tan iyo intii ay gacanta dowladu soo gashay gaar...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img