Isbedel muuqda oo ka hirgalay magaalada Beledweyn

0
33

beledweyn ooMagaalada Beledweyn ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taaba galay isbedel la taaban karo tan iyo intii ay gacanta dowladu soo gashay gaar ahaana loo diray ciidamada reer Jabuuti ee ku howlgala magaca AMISON

Wariyeheen Muqdisho oo todobaadkan booqday magaalada ayaa warbixintaan noo soo diray

wadajirradio Feb 24 2013 todobaadka