Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Aqoonyahan Maxamed Adan iyo Gudomiyaha ururka haweenka ee konfurta somaliya Xaawa Sokor cali

0
46

farkeri ii xaawaDaawadayaal sida aad inooga barateen in aan isbuuc walba idiin soo gudbino barnaamijkeenii dadow doodnoy ayaa isbuucan waxaa marti inoogu ah Aqoonyahan Maxamed Adan Ibrahin Farkeeti iyo gudoomiyaha ururka haweenka konfurta somaliya Xaawa Sokor Cali oo dhamaantood ku sugan magalada baydhaba xarunta Gobolka Bay barnaamijka waxaan kaga hadli doonaa arimo dhowr ah oo ku saabsan dalka somaliya sidaas iyo daawasho wacan.