Monthly Archives: December, 2012

Browse our exclusive articles!

Tahriibayaal Somali ah oo ku geeryoodey meel aan sidaa uga fogeyn Dalka Liibiya

Tahriibayaan somali ah oo kasoo ambabaxay dalka Suudaan kuna sii socdey dalkaLliibiya ayaa geeryoodey inta eysan soo gaarin dalka Libiya wararka waxaa ey intaasi...

Ciidamada dowlada ee ku sugan Degmada Jowhar oo howgalo kusoo qabqabtey dhalinyaro ka tirsan Alshabab

Wararka aynu ka helney magaalada Jowhar ee gobolka ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Shabaab-kii ugu badnaa xabsiga loo taxaabay kadib howlgal ay si...

Maamulka Ahlusuna ee Degmada Guuriceel oo gacanta kusoo dhigey rag looga shakiyey iney ka tirsan yihiin Alshabab

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay rag looga shakisan yahay in ay Shabaab yihiin. Taliyaha Amaanka Degmada...

Hogaamiyaha Mamulka Raskambooni oo sheegey in uusan jirin qilaaf u dhexeya Raskambooni iyo Dowlada Federalka

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamd Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in aanu jirin khilaaf ka dhexeeya maamulka Kismaayo iyo...

Ciidanka Dowlada iyo Xoogaga Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Qansax Dheere

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Qansax-dheere ee gobolka Bay oo ka mid ah goobaha ay gacanta...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img