WARARKA

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xildhibaan Axmed Mayow Cabdalla (Kornel Ruush) oo Galabta ku Geeryooday Magalada Muqdisho

Alle ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Axmed Mayow Cabdalla (Kornel...

Dhegeyso Gudoomiyaha Baalamaanka oo Maanta Ka Hadley Kulankii Maanta.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta isbuucyo kadib kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho kadib Khilaafaad hareeyey Dawlada Madaxdeeda sare. Kulanka maanta waxa uu ahaa mid...

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Digniin u Diray Dadka Alshabab Garsoorka u Doonta

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Soomaaliya Baashi Yuusuf Axmed ayaa wax aan loo dul qaadan karin ku tilmaamay in dadka shacabka ee ku dhaqan deegaannada ay...

Aqriso:Gudiga Amniga Doorashada Puntland oo Qodobo Adag Dul Dhigay Dowlada Federaalka

Guddiga amniga doorashada Puntland oo Garoowe ku shiray ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan adkaynta iyo xoojinta amniga , si looga hortago wax kasta...

Cabdi Weli Gaas oo Ciidamo Dhigay Dhamaan Garoomada Deeganada Puntland

Warar aan heleyno magalada ayaa sheegaya in madaxweyne Gaas uu sameeyay qorshe uu ciidamo cusub ku dhigayo dhamaan magaalooyinka leh garoomada diyaaradaha, isaga oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img