Dhegeyso Gudoomiyaha Baalamaanka oo Maanta Ka Hadley Kulankii Maanta.

0
43

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta isbuucyo kadib kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho kadib Khilaafaad hareeyey Dawlada Madaxdeeda sare.

Kulanka maanta waxa uu ahaa mid umuuqday isku soo dhawaanshiyo laga dareemayey Gudoonkii is khilaafsanaa Gudoomiye Mursalna uu kasoo dabcay go’aankiisii adkaa.

Gudoomiyaha baarlamaanka oo shir gudoominaayey kulankii maanta ayaa waxaa uu sheegay in baarlamaanka ay hor taalo howlo aad u badanisla markaana loo baahan yahay in howlaha yaala shaqooyinkooda la guda galo.