WARARKA

Xildhibaano Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed oo Maanta La Kulmay Mukhtaar Roobow.

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa kulan gaar ah la qaatay Mukhtaar Roobow Cali oo u xiran dowladda Soomaaliya. Xildhibaanadan ka kulmay Mukhtaar...

Akhriso:Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Isbedel Ku Sameeyey Saraakiisha

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobollada Dalka...

Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Dowlada iyo Amisom

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dhowr mar uu si kulul uga hadlay in lasoo afjaro dagaalka ka dhanka ah...

Gaari Walxaha Qarxa Lagu Soo Xirey oo Ku Qarxay Degmada Waaberi.

Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay Xaafada 1 Maajo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, iyadoo hal qof uu ku dhaawacmay. Gaariga qaraxa...

Wasiirka Maaliyada oo Maanta La Kulmay Gudiga Maaliyada ee Golaha Shacabka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BFS, maalin ka hor ...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img