Akhriso:Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Isbedel Ku Sameeyey Saraakiisha

0
73

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa isbeddal ku sameeyay Saraakiisha Talisyada qeybaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobollada Dalka Soomaaliya.