WARARKA

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Ciidamada Maamulkiis ugu Baaqay Iney Isku Tashadaan

Madaxweynaha maamul dowlad Jubbaland Axmed Max’ed Islaam oo maanta isaga oo xiran Tuutaha ciidanka, islamarkaana ay wehlinayeen saraakiisha ciidamada Jubbaland waxa uu booqday deegaanka...

Akhriso Warbixinta Ay Qortey International Crisis Group “ICG” Kasoo Saartey Doorashadii Baydhabo Ka Dhacday

Warbixintan oo aheyd mid lagu iftiimiyay fursadihii uu helay madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen iyo xariggii Mukhtaar Rooboow ayaa lagu sheegay in doorashadii 19kii bishan...

Madaxweynihii Lagu Bedelay Shariif Xasan oo aan Weli Ka Hadlin Dadka Ku Jira Xabsiyada Baydhabo

Xabsiyada magalada baydhaba ayaa weli ku xiran in ka badan 500 ruux oo si gardaro ah looga qab qabtey magalada baydhaba kuwaas oo aan...

Akhriso Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Dib u Habeyn Ku Sameeyey Gudiga Maliyada

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda,...

Qarax Waxyeelo Geystay oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax Khasaare geystay sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugan Baydhabo. Qaraxa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img