WARARKA

Golaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Si ku Meel Gaar ah Gudomiye ugu Doortay Xildhiban Xuseen Yasin

Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamul gobolleedka Puntland oo maanta lagu dhaariyay munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe ayaa markiiba iska dhax-doortay guddoomiye ku-meel-gaar ah. Guddoomiyaha...

Jaaliyahada Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweeyey Qoraalkii Ergeyga Gaarka u Gudbiyey Xukumada

Jaaliyadaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ee ku nool dallka dibadiisa ayaa soo dhaweeyay warka qoraalka ah ee ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...

Beesha Caalamka oo Warqad Qoraal oo Ka Dhan ah Xasuuqii Ka Dhacay Baydhabo iyo Xarigii Roobow u Dirtay Xukuumada

Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa qoraal xasaasi oo ka dhan ah habkii loo fuliyey xariga Mukhtaar Roobow iyo...

Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Hey’ada Naafada

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada...

Daawo Kulan Xasaasi Ah oo Yeesheen Waxgaradka Koonfur Galbeed

Kulan ay ay soo agaasimeen golaha qurbo joogta koonfur galbeed oo maalintii shaley dhacay ayaa waxaa diirada lagu saarayey xaalada guud ee siyaasada koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img