WARARKA

Qaramada Midoobay oo Ka Hadashay Ceyrintii Nicholas Haysom

Ku xigeenka afhayeenka UN-ka Farhan Haq ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay ka fiirsanayso cayrinta Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...

Aqriso: Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweyey Warqadii Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM Somaliya

Golaha qurbo joogta koonfur galbeed somaliya oo warqad support ah kasoo saartey qoraalkii uu wakiilka xoghayaha guud ee qaaramada midoobey ee somaliya u gudbiyey...

Gudoomiyaha Kumeel Gaarah ee Baarlamaanka Puntland oo Magacaabay Gudiga Dorashada Guddoonka Barlamanka

Guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Puntland ,Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka golaha wakiilada. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha iyo...

Jawaabtii Xukuumada Laga Sugaayey oo Gashay Wado Kale oo Qaldan.

Wasiirka Wasaarradda arrimaha dibedda xukuuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay war qoraal ah oo ka soo baxay...

Dowlada Dhexe oo Beeninta Waqtadii QM u Adeegsatey Xildhibaan Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee somaaliya oo qaarkood ka soo jeedaan koonfur galbeed somaliya ayaa bilaabay xaqiraan cadeymaha ay soo saartey beesha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img