Aqriso: Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweyey Warqadii Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM Somaliya

0
93

Golaha qurbo joogta koonfur galbeed somaliya oo warqad support ah kasoo saartey qoraalkii uu wakiilka xoghayaha guud ee qaaramada midoobey ee somaliya u gudbiyey xukuumada federaalka.