WARARKA

Ciidamada Burundi ee Ku Sugnaa dalka Somaliya oo La Bilaabay In Dib Loogu Celiyo Dalkooda

Qeyb ka mid ah ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta bilowdey dib u celintooda ayadoo la doonayo in dib dalkooda...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Xariga Ka Jaray Xabsi Cusub oo Laga Dhisay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xariga ka jaray Xabsiga ugu casrisan Qaaradda Afrika oo laga dhisay Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare...

Burundi oo Ku Hanjabtey In Dhamaan Ciidamada Ka Jooga Somaliya ay La Bixi Doonto

Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba kala bixin doonto ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, iyadoo ka careysan go’aanka midowga Africa uu...

Cabdicasiis Lafta Gareen oo Caqabado Badan Kala Kulmay Xilkii Loo Magacaabay

Madaxweynaha loo magacaabay Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa waxaa caqabad weyn ka heysataa sidii Golaha Wasiirada ee uu dhawaan magacaabay loo hor geyn...

War Kasoo Baxay Villa Somaliya oo Lagu Boogaadiyey Hadal Kasoo Yeeray Reysulwasaraha Itoobiya

War kasoo baxay madaxtooyada Dowlada Federaalka Somaliya oo ay ku boogaadineyso sida Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img