WARARKA

Dad Masaakiin ah oo aan Waxba Galabsan oo Lagu Laayey Duleedka Magaalada Muqdisho

Inta la xaqiijinayo Sagaal ruux oo u badnaa haween nadaafadda ka shaqeeya ayaa mar kaliya lagu dilay deegaanka Lafoole ee dulleedka magaalada Muqdisho. Madaxa Arrimaha...

Kenya is Playing With Fire in Taking on Somalia

It was in 1970s when a senior commander of the Somali military forces was notified about irregular and suspicious movements by the Kenyan defence...

Shir Madaxeedka Wadamada Carabta iyo Qaarada Yurub oo Maanta Ka Furmay Dalka Masar

Magalada Sharma El-Sheikh ee dalka Masar ayaa maanta waxaa ka furmay shir Shir Madaxeedka dalalka Carabta iyo Midowga Yurub oo ah kii ugu horeeyay...

Dhegeyso: Ciidanka Boliiska oo Sheegay In Rag Loosoo Qabqabtey Dilkii Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore

Taliyaha hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga Soomaaliya ay...

Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xukuumada

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxa uu ka hadlay xiriirka aan fiicneyn ee maamulkiisa iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya ka dhexeeya. Axmed Ducaale...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img