WARARKA

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda oo Sheegay In La Bilaabi Doono Diiwaan Gelinta Doomaha Kaluumeysiga

Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday ururada Iskaashatooyinka Kaluumeysatada Soomaaliyeed,...

Dhegeyso: Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Gabadhii Yareyd Falkii Loo Geystay

Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta kulan deg deg ah waxa uu ka yeeshay dhacadada gabadha yar lagu dilay taas oo aheyd falkii lagula...

Daawo Wasiir ka Tirsan Xukuumada Kheyre oo Fadeexoobay Hadeyba Fadeexo Kareyso Siyasiyiinta Qaarkood

Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta ee dowlada federaalka somaliya Cabdi Aadan Hoosow ayaa aflagaado iyo hanjabaad isugu darey lataliyaha arimaha bulshada gudoomiyaha baarlamaanka somaliya...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dilkii Maanta ka Dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi

Barqanimadii Maanta ayaa rag hubeysan waxa ay weerar ku qaadeen dad haween u badan uu howlo Nadaafadeed ka waday deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobolka...

Nin Isku Deyey Inuu Dayaarad Afduubo oo La Diley

Ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh ayaa toogasho waxa ay ku dileen Qof Shacab ah oo looga shakiyay in uu doonayay afduubta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img