Daawo Wasiir ka Tirsan Xukuumada Kheyre oo Fadeexoobay Hadeyba Fadeexo Kareyso Siyasiyiinta Qaarkood

0
42

Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta ee dowlada federaalka somaliya Cabdi Aadan Hoosow ayaa aflagaado iyo hanjabaad isugu darey lataliyaha arimaha bulshada gudoomiyaha baarlamaanka somaliya Xasan Abshirow.

Sida aa ku maqli doontaan codka wasiirka ayaa telfoonka u direy lataliyaha isagoo ugu hanjabaaya hadii uu deyn waayey sheesheegida magaciisa in uu la kulmi doono dhibaato.