Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dilkii Maanta ka Dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi

0
42

Barqanimadii Maanta ayaa rag hubeysan waxa ay weerar ku qaadeen dad haween u badan uu howlo Nadaafadeed ka waday deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkii lagu dilay 9 Ruux ay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab oo uu sheegay inay kasoo horjeedaan Shaqooyinka ay hayeen oo ah howlo nadaafadeed.