Dhegeyso: Baarlamaanka Puntland oo Ka Hadlay Gabadhii Yareyd Falkii Loo Geystay

0
123

Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta kulan deg deg ah waxa uu ka yeeshay dhacadada gabadha yar lagu dilay taas oo aheyd falkii lagula kacay mid aad looga naxay.

Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wakiilada Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen inay aad uga xun yihiin dhacdadaas naxdinta leh ee lagula kacay Caaisho Ilyaas Aadan, waxaana Hay’adaha amniga Puntland ka dalbadeen in ay si deg deg ah u soo qabtaan cadaaladana u horkeenaan dadkii ka dambeeyay.