WARARKA

Khasaaraha Dhabta ee Ka Dhashay Weerarkii Xalay oo Ilaa iyo Haatan aan La Ogeyn

Wali waxaan kala cadeyn xaalka goobihii ay xalay qaraxyadu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka hotelka Maka Al-Mukarama iyo dhismayaasha ganacsi ee...

Ciidamada Amisom oo Maanta Ka Guuray Kuliyada Jaale Siyaad

Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM aya gebi ahaanba saakay waxa ay isaga guureen Xarunta Kuliyaddii hore ee jaalle Siyaad halkaas oo...

Qadar oo Sheegtey in Misaaniyada Somaliya ku Kabi Doonto Lacag Dhan 20 Milyan oo Doolar.

Dowladda Qatar ayaa sheegtay in lacag dhan 73 Milyan oo riyaalka lacagta Qadar ah una oo u dhiganta $20 Milyan oo dollar ku kabeysa...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Sheegay In Ciidan Ku Filan Sugida Amniga Ay Hada Heystaan

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Bashiir Cabdi Maxamed Ameerika ayaa maanta la hadlayey ciidanka boliiska ayaa sheegay in Magalada Muqdisho ay kusoo kordhiyeen ciidamo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta La Kulmay Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar ayaa Maanta la kulmay Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img