WARARKA

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta u Kicitamay Dalka Switzerland

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isaga oo kusii jeeda magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra’iisul wasaaraha...

Ciidamada Nisa oo La Wareegay Xarunta Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Cadaado

Warar aynu ka heleyno magalada cadaado ayaa sheegaya in ciidanka NISA qeybta Galmudug ay habeenkii xalay dagaal kula wareegay Xarunta Madaxtooyada maamulka Galmudug ee...

Dhegeyso: Milkiilaha Hotel Maka Al Mukarama oo Ka Hadley Weerarkii Loo Geystey Xaruntiisa

Waxaa Khamiistii ilaa Jimcihii Shalay Weerar qaatay lagu qaaday Hoteelo iyo Goobo Ganacsi oo ku Yaalla Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho. Malkiilaha Hoteelka...

Wefdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Gaaray Dalka Jordan

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya Mohamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta gaaray Magaalada Camaan ee dalka Jordan. Wefdigan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradahaku...

Madaafiic Lagu Garaacay Xarumaha Ay Degan Tahay Xukuumada

Ilaa shan madfac oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa qaar ka mid ah la sheegay in ay ku dhaceen gudaha xarunta madaxtooyada oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img