Dhegeyso: Milkiilaha Hotel Maka Al Mukarama oo Ka Hadley Weerarkii Loo Geystey Xaruntiisa

0
39

Waxaa Khamiistii ilaa Jimcihii Shalay Weerar qaatay lagu qaaday Hoteelo iyo Goobo Ganacsi oo ku Yaalla Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.

Malkiilaha Hoteelka Maka Mukarama Gureye Xaaji Xasan oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in markii 5-aad Ay Shabaab hamiyeen inay weerar kusoo qaadaan Balse ay ilaaladooda feejignaan badan sameeyeen.