Dhegeyso:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xukuumada

0
40

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa waxa uu ka hadlay xiriirka aan fiicneyn ee maamulkiisa iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya ka dhexeeya.

Axmed Ducaale Xaaf waxa uu sheegay cunuqabateynta iyo Dagaalka lagu Hayo Galmudug aysan waxba u dhimi doonin sidaa awgeedna ay ka gaashaaman yihiin dagaalka lagu hayo.

Xaaf ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in la duleysto oo ay la kulmaan caqabado waa weyn sidaa ay tahayna ay is difaacayaan.