WARARKA

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Ka Hadlay KHilaafka Somaliya iyo Kenya

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay muranka Diblomaasi-yadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in siyaasadda arrimaha dibadda sida uu...

Dhegeyso: Cabdirahmaan Cabdishakuur oo Ka Hadley Khilaafta Somaliya iyo Kenya

Cabdirahmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah xukuumada ayaa si kulul uga hadlay khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex galay dowladaha...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xaley Booqasho Ku Tegey Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku tegey habeenkii xaley ayaa maanta waxaa uu kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil...

Xukuumada Kheyre oo Qoraal Kasoo Saartey Habraaca Heshiisyada Dowlada Ay Gasho

Qoraal kasoo baxay xafiiska ra'iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu asteeyay faah faahin ku saabsan habraac loo mari doono heshiisyada...

Beeni Raad Maleh Daawo Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo La Bahdilay

Radio kulmiye oo ka tirsan warbaahinta ka howl gashaa magaalada muqdisho ayaa maalintii shaley waxaa ay wareysi xaqiiqo raadin ah oo dhinacyo badan taabanaya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img