WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Xukuumada Ku Dhaliilay Caburinta Ay Ku Heyso Saxaafada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhaliilay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay aad u la dagaalamaan xurridda hadalka oo...

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Dhagax Dhigay Wadada Isku Xir Muqdisho, Afgooye iyo Muqdisho Jowhar

Ra”iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho, Afgooye iyo jowhar. Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Aqriso Xisbiga UPD oo Soo Dhaweeyey Jawaabta Xukumada Ka Bixisay Arinta Kenya

Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Madaweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday Xisbiga labaad ee si cad u taageera...

Dowlada Kenya oo 3 Qodob oo Culus Ku Xirtay Dowlada Somaliya Si Xal Looga Gaaro Khilaafka Soo Kala Dhex Galey Labada Dowladood

Dowladda Kenaya ayaa lagu waramayaa in ilaa saddex qodob ku xirtay marka hore in ay dowladda Soomaaliya fuliso si xal looga gaaro khilaafka Diblomaasiyadeed...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Jawaabtey Hadalkii kasoo Yeeray Dowlada Kenya

Qoraal goor dhaw ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga jawaabay go’aankii ay dowladda Kenya kaga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img