WARARKA

Dhegeyso Masuul Ka Tirsan Maamulka Degmada Qoryooley oo Ka Hadley weerarkii Xalay Alshabab Soo Qaaday

Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ay weerar ku qaadeen Al-Shabaab, waxaana dagaal halkaasi ka dhacay faah faahin ka...

Safiirka Somaliya u Fadhiyey Kenya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey Kadib Kolkii Lagu Amray Inuu Dallka Ka Boxo

Waxaa maanta Magalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Ambasaddor Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Safarkan ayaa ahaa mid deg...

Alshabab oo Habeenkii Xalay Weerar Kusoo Qaaday Degmada Qoryooleey

Wararka aynu ka heleyno degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal culus degmadaasi uu ka dhacay kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada...

Somaliya iyo Kenya oo Soo Kala Dhex Galay Muran iyo Kenya oo u Yeertay Safiirkeeda

Dowladda Kenya ayaa xiriirka u jartay Soomaaliya, ayada oo u yeeratay safiirkeedii Soomaaliya, islamarkaana soo cayrisay safiirkii Soomaaliya ee Kenya, xilli xiisad diblomaasiyeed ay...

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland oo Ka Jawaabay Hadalkii Kasoo Yeeray Xukuumada

Wasiirka warfaafinta Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri- barwaaqo ayaa ka hadlay hadal ka soo baxay wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdilaahi Goodax bare oo sheegay inay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img