WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegay In Dalka La Heysto.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya xilligaan ay leedahay laba cadaw oo kala ah mid uga yimid dibada iyo...

Qarax Kol Dhaweyd Ka Dhacay Agagaarka Isgoyska Wadada Taleex

Qaraxaan oo loo maleynayo in ahaa miinada nooca gawaarida lagu dhejiyo ayaa waxaa uu ka dhacay Agagaarka Isgoyska Taleex ee Magalada Muqdisho, Kaasoo...

Dhegeyso Madaxweynaha oo Sheegay In Ciidamada Ay Horey u Heli Jireen Mishaarkooda Hadana Heli Doonaan

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlayey ciidamada maalintii shaley ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayey aysan dhicin in ciidamada...

Dhegeyso Gudoomioyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay In Shaqooyinka Gobolka Ay Noqon Doonaan Mid Tartan Loo Galo

Guddoomiye Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa sheegay in yoolka Maamulka Gobolka Banaadir uu yahay in shaqo weliba loogu tartamo aqoon, waxuna kula dar-daarmay...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Maanta Soo Gaaray Magalada Muqdisho

Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Islaam ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho Socdaalka Axmed Madoobe ayaa la sheegayaa in uu la xiriiro dhameystirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img