Dhegeyso Madaxweynaha oo Sheegay In Ciidamada Ay Horey u Heli Jireen Mishaarkooda Hadana Heli Doonaan

0
174

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlayey ciidamada maalintii shaley ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayey aysan dhicin in ciidamada ay ahaadaan mishaar ala,aan.