WARARKA

Golaha Isbedel Doonka K Galbeed oo Kulan La Qaatay Cabdicasiis Lafta Gareen.

Kulan la sheegay iney soo agaasimeen Igad ayaa la sheegay in maalintii shaley uu ka dhacay Hotel Sarena oo ku yaala Magaalada Nairobi ee...

Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Ciidankii Gadooday oo Sheegay In Weli Eysan Helin Xuquuqdoodii

Qaar ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga Soomaaliya ee gadood ahaan u joogo Degmada Balcad ayaa sheegay inay Dowladda uga baxday ballan qaadkii aheyd inay...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) ayaa waxa uu maanta Magacaabay guddiga Madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ka Warbixiyey Kulan Shalay Dhacay oo Looga Hadlayey Amniga Dalka

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Jen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan amniga looga hadlayay oo ku soo...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Madaxada Xukuumada Ugu Baaqay Iney Xilka Isaga Degaan

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf ayaa Ciidanka dowladda ugu baaqay in ay si deg deg ah ugu laabtaan Furimaha dagaalka ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img