Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ka Warbixiyey Kulan Shalay Dhacay oo Looga Hadlayey Amniga Dalka

0
95

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Jen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan amniga looga hadlayay oo ku soo dhamaaday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab.

Taliyaha ayaa sheegay in kulanka oo ahaa mid uu ra’iisal wasaaruhu isugu yeeray Safiirrada caalamka jooga Soomaaliyo AMISOM ayuu sheegay in looga wada hadlay sidii loo dadajin lahaa qorshaha howlgalka ka dhanka Al-shabaab ee la doonayo in looga saaro guud ahaanba gobollada dalka Soomaaliya.