WARARKA Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Magacaabay Gudiga Doorashooyinka By admin - March 24, 2019 0 134 FacebookTwitter Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe) ayaa waxa uu maanta Magacaabay guddiga Madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 7 Xubnood. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)