WARARKA Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Ciidankii Gadooday oo Sheegay In Weli Eysan Helin Xuquuqdoodii By admin - March 24, 2019 0 215 FacebookTwitter Qaar ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga Soomaaliya ee gadood ahaan u joogo Degmada Balcad ayaa sheegay inay Dowladda uga baxday ballan qaadkii aheyd inay heli doonaan mushaarkii ka maqnaa mudada afarta bil. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)