WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Furay Kalfadhigii 5aad ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo khudbad...

Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab oo Dhamaadka Sanadkan Albabada La Isugu Dhufan Doono

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba xireyso Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kumanaan qaxooti ah oo u badan...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-Sida oo 8 Sano Xarig ah Ku Xukuntey Ciidamo Isbaaro u Tiilay Mukuyga Degmada Afgooye

Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday 5 ruux oo ayagoo jidgooyo u taala Mukeyga degmada Afgooye laga soo qabtey,...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Digniin u Direy Dadka Dhisanaaya Jid Cadayaasha

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng, Yariisow ayaa waxaa uu digniin culus u diray dadka sida sharci darrada ah dhismayal...

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweeyey Dadaalka Ay Xukukmada Ku Wado Dib u Habeynta Ciidamada

War qoraal ah oo si wada jir ah u soo saareen Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Britain, Mareykanka, ayaa lagu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img