WARARKA

Aqriso Maamul Goboleedka Galmudug oo Sharuud ku Xirtay La Heshiinta Dowlada Federaalka

War-saxaafaddeed ka soo baxay maamul gobolleedka Galmudug ayaa lagu sheegay sharuudo dhowr ah oo ka horeeya wada hadal ay la gasho dowladda federaalka Soomaaliya,...

War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Agagaarka Hotel Wehliye ee Magalada Muqdisho

Qarax aad u weyn oo qasaaro badan geystay ayaa goor dhaweyd ka dhacay agagaarka Hotel wehliye ee magalada muqdisho qaraxan ayaa dhawaqiisa laga maqlayey...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Ku Dagaalamay Deegaanka Buula Mareer

Ciidamada dowlada oo taageero ka helaaya ciidanka Amisom ayaa ahbeenkii xalay kula dagaalamay Alshabab deegaanka Buula mareer ee gobolka shabelaha hoose kaasoo la isku...

Dhegeyso: Madaxweynaha oo Sheegay In la Dhameystiray Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda federaalka ay dhamestirtay hindise sharciyeedka doorashooyinka iyo dib u eegista Sharciga Xisbiyada...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Ingiriiska ee Somaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Uk u jooga gudaha Dalka Soomaaliya Ben Fender. General...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img