WARARKA

Alshabab oo Xalay Weerar Kusoo Qaaday Fariisimo Ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Duleedka Degmada Qoryooleey

Wararka ka imanaya Degmada Qoryooleey ee gobolka Shabellalaha Hoose ayaa sheegaya ayaa sheegaya xalay dagaal culus uu duleedka degmadaasi ku dhexmaray ciidamo ka tirsan...

Madaxtooyada oo Ka Hadashay Weerarkii Maanta Lagu Qaaday Xarunta Universal tv ee Magalada Muqdisho

Madaxtooyadda Somaliya ayaa waxa ay ka hadashay falkii Ciidamo ka tirsan kuwa qaada Canshuuraha ay ku weerareen Xarunta Tv-ga Universal ee Magaalada Muqdisho. Agaasimaha Warfaafinta...

Qaab Maamulka Taliska Ciidanka Xooga Dalka oo Maanta wax Laga Bedelay

Warar aynu ka helney magalada muqdisho ayaa inoo sheegaya in maanta isbedel weyn lagu sameeyey taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayadoo wax badan laga...

Ciidmo Saaka Weerar Ku Qaaday Xurunta Tv-ga Universal Ay Ku Leedahay Magalada Muqdisho

Warar goor dhaw naga soo gaaray magalkada muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada ay ku qamaameen xurunta Tv ga Universal ay...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadlay Dhibatada Amni ee Ka Jirta Deeganada Puntland

Madaxweynaha Maamu Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Maanta gaaray deegaanka Weeciye ee Gobolka Karkaar ayaa ka hadlay amnidarrada ka jirta deegaano ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img