Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegay In Dalka La Heysto.

0
43

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya xilligaan ay leedahay laba cadaw oo kala ah mid uga yimid dibada iyo cadaw Gudaha ah, kuwaas oo ka Shaqeynaya burburinta Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in cadawga Dibadda ay adeegsanayaan dad Soomaaliyeed, iyaga oo uga gol leh in Soomaaliya aysan ka dhalan wax dowlad ah,isla markaana Kheyraadkeeda lagu maamulo sida uu hadalka u dhigay.