WARARKA

Kenya oo Sheegtay In Ay Xiriir Toos ah La Yeelan Doonto Maamulka Somaliland

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriir la yeelaneyso maamulka Somaliland, islamarkaana dhawaan u Magacaabi doono Wakiil cusub , kasoo ka qeyb qaadan...

Safiirka Dowlada Mareykan u Fadhiya Somaliya oo Maanta Neyrobi Kula Kulmay Madaxda Maamul Goboleedyada

Safiirka dowlada mareykanka u fadhiya dalka somaliya Donald Yamamoto ayaa maanta magalada Neirobi ku shiray maddaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland, Galmudug iyo JUbaland. Kulankan ayaa waxaa...

Dacwad Laga Gudbiney Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele

Dr Xusseen Cismaan Cilmi oo horay Wasiirka Xannaanada Xoolaha uga soo noqday maamulka Hir-shabeelle ayaa sheegay in xubno gaaraya 11 Wasiirro horay uga soo...

Alshabab oo Xaley Werar Kusoo Qaaday Fariisimo Ay Ku Sugnaayeen Ciidamada Dowlada oo Ku Yaala Duleedka Degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaannadii dhawaan lagala wareegay Al-shabaab ee dulleedka degmada Afgooye ayaa sheegaya in xalay halkaa uu...

Xildhibaano iyo Odayaal Kasoo Jeeda Hirshabeele oo Tegay Belidoogle Si Ay u Dhexdhexaadiyaan Beel Halkaasi Isku Leysay

Xildhibaano Odayayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin kale oo kasoo jeeda HIrshashabeele ayaa ku baxay dagaal u dhexeeyey beehsa Gaaljecel oo beryahan ka socday degmada Walaweyn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img