WARARKA

Dhegeyso Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Shir Ugu Baaqey Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Xukuumada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa shir wadatasho ah isugu yeeray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada shirkaas oo ka...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Fariin Adag u Diray Xukuumada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud maalintii shaley la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Madaxda dowladda federaalka looga baahan yahay in ay joojiyaan...

Howlgalo Lagu Sugaayo Amniga oo Xaley Laga Sameeyey Degmada Dharkanleey

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo lagu sugayo amniga ka sameeyay habeenkii xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dherkeenley ee...

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Salaad “Oomaar” oo bilaabay Musuqmaasuqida Arimaha Xajka Sanadkan 2019.

Sida aynu la wada socono, sanadkii hore ee 2018ka waxa habsaan iyo dib u dhac weyni ku yimid safaradii ay Xujaajta Soomaalidu ku tagi...

Gudiga Doorashooyinka oo Maanta Buuxiyey Kuraastii Xildhibaanimo ee Beelaha Geledi iyo Begedi

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa Magaalada Baydhabo maanata ku qabtay doorashooyin lagu buuxinaayo kuraas xildhibaan federaal oo horey u banaanaa. Labada kursi oo uu mid baneeyey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img