WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo Is Casiley

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo m aanta la hadley idaacada VOA ayaa sheegay in uu iska casiley xilkii uu u hayey...

3 Gacan Ku Dhiigle oo ay Maxkamada Gobolka Banaadir Ku Xukuntey Xukun Dil ah

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku xukuntey 3 edeysane oo loo heystey dilkii loo geystey Marxuun Axmed Mukhtaar Saalax Dowlo. Gudoomiyaha guddoomiyaha...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Maanta Daah Furey Shirka Kaluumeysatada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay shirka kalluumaysatada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb-galeen Wasiirada Wasaaraddaha Kaluumaysiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Maxaa kala Socotaa Mooshinka Shariif Xasan uu La Damacsan Yahay Maamulka Farmaajo u Magacaabay Koonfur Galbeed

Waxaa Muddooyinkii ugu danbeeyey magalada Istammbuul ee dalka Turkiga oo uu Fadhigiisu yahay Hogaamiyihii lagu hungoobey ee Shariif Xasan Sheekh Adan oo ku magac...

Qaramada Midoobey oo Xayiraad Saartey NGO-yo iyo Shaqsiyaad Wax Is Dabamariyey

Hey'ada Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday magacyada shaqsiyaad iyo ururo Soomaaliyeed oo xayiraad laga saaray inay soo dalbadaan qandaraasyada hay’adda horumarinta Qaramada Midoobay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img