Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Fariin Adag u Diray Xukuumada

0
38

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud maalintii shaley la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Madaxda dowladda federaalka looga baahan yahay in ay joojiyaan caburinta siyaasiyiinta dalka isla markaana ay ogolaadaan in talooyinka loosoo jeedinayo ay wax ka qaataan.